U bood dhigaalka

Daawo: Wasiirka Amniga Oo Golaha Shacabka Akhrinta Koowaad Marsiiyay Sharciga Socdaalka Iyo jinsiyadaha

Sheeko:Amniga

Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islaw oo Xildhibaanada Golaha Shacabka ka hor aqriyay hindsi sharciyeedka Ha’ayadda Socdaalka Iyo jinsiyadaha.

Halkan Ka Daawo Wasiirka Amniga Oo Golaha Shacabka U Akhriyay Sharciga Socdaalka

Goobjoog News