Dacwadda Kalluumeysato Ajaanib ah oo Maxkamdda Gobolka Banaadir Loo Gudbiyay by Abdi May 6, 2023 May 6, 2023 496 views Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay eedda 36 eedeysane oo ajaanib ah kuwaasi oo ku eedeysan kalluumeysi sharci darro ah, waxaana uu Maxkamadda gobolka ka codsaday in lasoo muddeeyo dhageysiga dacwadoodda, Kalluunkii lagu qabtay ayaa dhowaan Maxkamaddu ay dib u iibisay. Share 0 FacebookTwitterPinterestEmail previous post Madaxweyne Deni oo Ololaha Doorashada Ka Wada Gobolka Nugaal next post Boqor Charles oo Loo Caleema Saaray Boqornimada Ingiriiska You may also like Maamulka Jannaale oo Ka Warbixiyay Khasaaraha Ka Dhashay Gantaal Caruur Ku Qarxay June 10, 2023 Dowladda oo Sheegtay in Lasoo Gabagabeeyay Weerarkii Pearl Beach June 10, 2023 Weerar Qaraxyo Ku Bilowday oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho June 9, 2023 Ilhaan Cumar oo Xil sare Looga Magacaabay Aqalka Wakiilada June 9, 2023 Madaxweyne Xasan Shiikh oo La Kulmay Ganacsatada iyo Madaxda Bangiga Ziraat June 9, 2023 Madaxweynaha Hirshabeelle oo Kulan La Qaatay Ergayga Gaarka ah Ee Qaramada Midoobey June 8, 2023