U bood dhigaalka

Dad Ku Dhintey Qarax Ka Dhacay Muqdishu

Sheeko:Dalka

Ugu yaraan 2 qof ayaa Ku dhimatey qarax fiidkii ka dhacay  xaafadda Tarabuuka ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxn oo ka dhashay bam dhulka ah ayaa waxaan lala beegsadey goob lagu qaxweeyo oo Ku taalo Tarabuuka.

Dad goobjoogayaal ah, waxaan ay sheegeen in dadka dhintey ay Ku jireen rag ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya.

Goobjoog News.