Dad Laga Baadigoobayo Dhismayaashii Ku Bur-buray Qaraxii Muqdisho

Kooxaha gurmadka ee gobolka Banaadir iyo dadweyne badan ayaa saakay waxa ay bilaabeen baadigoobka dad loo maleynayo iney ku hoos jiraan dhismayaashii ku bur-buray qaraxii habeen ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho.
Xalay ayeey ciidanka ammaanka waxa ay bur-burka dhismaha Hilaac UK kasoo saareen meydka wiil dhallinyaro ah.
Waxaa jira tuhun kale oo ah in dhismayaasha bur-buray ay ku hoos jiraan dad kale, iyadoo hadana xaqiijinta arrintaasi ay socoto.
Al-shabaab ayaa markii ay qaraxa fuliyeen kadib waxay galeen guri ay deganaayeen dad shacab ah oo halkaasi ka dhowaa, iyaga oo saacado badan halkaa ka dagaallamayey.
Ciidamada ammaanka ayaa soo afjaray howlgalkaasi, waxaana ay toogteen raggii gurigaasi ka dagaallamayey.
Goobjoog News
Zallqq uxssiz USA cialis cialis 20 mg price
Jtdspo wybspn How to get cialis when does cialis go generic
Ctgdwv mjlsfo buy cialis online generic cialis canada
Tqdhmc afjvuz Overnight delivery cialis canada online pharmacy