Dagaal Ka Socda Agagaarka Jowhar

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle waxaa ay sheegayaan in agagaarkeeda uu iminka socdo dagaal beeleed khasaare geystay.

Dagaalka waxaa uu ka dhacayaa inta u dhaxeysa Kongo iyo Maandheere, tan hore 7 KM ayey u jirtaa halka maandheere ay 15 KM u jirto Jowhar.

Aagga uu dagaalka ka socdo waa dhul beereed iyo daaqsiin, waana markii ugu horeysay oo dagaal noosaan ah uu ka dhaco.

Wixii ku soo kordha, kala soco, Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW