U bood dhigaalka

Deg-Deg:- Al-shabaab Oo Ka Dagaalamaya Gudaha Xalane

Sheeko:Amniga

Wararka naga soo gaarayo agagaarka xerada afisyooni ayaa sheegaya in xubna ka tirsan ururka alshabaab ay weerar ku qadeen qayb ka tirsan airport Aden Cadde.

Warar ay heshay Goobjoog News  ayaa sheegaya in Al-shabaab iyo ciidamo ka tirsan dowladda federaalka ah ay hadda ku dagaalamayaan agagaarka teendhada, ee gudaha Airoptiga Muqdisho.

Xubna ka tirsan ururka weerarka soo qaaday ayaa la soo warinaya in ay gudaha u galeen xayndaabka Xalane ee magaalada Muqdisho

Alshabaab ayaa sheegtay in ay weerareen xerada xalane iyo sidoo kale gooba ganacsi oo ku yaalla gudaha xarunta xalane.

Goobjoog News