U bood dhigaalka

Deg-Deg Dhawaqa Rasaas Xooggan Oo Laga Maqlayo Jeelka Hargeysa

Sheeko:Amniga

Wararka naga soo gaarayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in gudaha xabsiga wayn ee Hargeysa ay ka socoto israsaaseyn xooggan.

Israsaaseynta ayaa timid kadib markii xabsiga ay ka baxsadeen qaar kamid ah maxaabiista, illa iyo hadda macadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay israsaaseynta.

Ciidamada booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay tira wariyayaal ah kuwaas oo ku howlanaa soo gudbinta israsaaseyn ka dhacday gudaha xabsiga Hargeysa.