U bood dhigaalka

Deg-Deg: Madaxweynihii Dalka Haiti Oo Goordhaw La Dilay

Sheeko:Amniga

Wararka naga soo gaaraya dalka Haiti ayaa sheegaya in goordhaw la dilay Madaxweynihii dalkaas  Jovenel Moïse, .

Moïse ayaa la dilay xilli uu ku sugnaa hoygiisa, waxaana la sheegay in dilka madaxweynaha ay ka dambeyn koox aan heyb tooda la aqoon oo hoygiisa ku weerartay,

Claude Joseph’s oo ah ra’iisul wasaaraha Haiti ayaa shaaciyay geerida madaxweynaha dalkaas  Jovenel Moïse.

” Waxaan cambaareyna weerarka waxuushnimada ah ee lagu dilay madaxweynahenna, dalka oo dhan ammaankiisa anaga sugeyno aniga ayaana hoogaamiyaha ah” ayuu yiri ra’iisul wasaare Claude Joseph’s  ,

Goobjoog News