U bood dhigaalka

DEG DEG: Qarax Ka Dhacay Degmada Ceelwaaq, Gedo

Sheeko:Amniga

Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in goor dhow uu halkaasi ka dhacay qarax aad u xooggan.

Qaraxan ayaa ka dhex dhacay maqaayad Shaaha lagu cabo oo ku taalla degmadaasi, iyadoo aan la ogeyn khasaaraha halkaasi ka dhashay.

Sidoo kale lama xaqiijin karo in qaraxan ka dhacay Maqaayadda uu yahay Miino goobta ku diyaarsaneyd iyo ismiidaamin.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News