U bood dhigaalka

Deg-Deg: Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Sheeko:Amniga

Wararka naga soo garaaya agagaarka Isgooyska KM4 ayaa sheegaya in qaraxyo isxig xigo ay ka dhaceen halkaasi, kuwaas oo lagu weeraray mid ka mid ah Hoteelada ku yaalla wadada aadda Airport ka magaalada Muqdisho .

Sida aan wararka ku heleyno xubna ka tirsan Alshabaab iyo ciidamada dowladda ayaa dagaal waxa uu ku dhax maraya Hotelka la weeraray .

gudaha hotelka ayaa waxa ku sugan Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda , saraakiil  ciidan iyo Dad shacab .

Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka jira Hotelka , ciidamada ayaana iska caabinaya kooxa ka dagaalamaya gudaha Hotelka .

 

Wixii ku soo kordha warkaan kala soco https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/