U bood dhigaalka

Deg-Deg:- Qarax Khasaaro Geeystay oo Ka Dhacay Degmada Shibis

Sheeko:Amniga

Wararka naga soo gaarayo degmada Shibis ee Gobalka Banaadir, ayaa sheegaya in uu goordhaw uu qarax halkaasi ka dhacay .

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso, ayaa la sheegay in lala eegtay  Gaari uu lahaa Xildhibaan hore Muxudiin Xasan Afrax.

wararka inaga soo gaaraya ayaa sheegaya in sidoo kale uu jiro khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.

Wixii ku soo kordha warka kala soco https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/