U bood dhigaalka

Deg-Deg:- Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho

Sheeko:Amniga

Wararka naga soo gaarayo deegaanka garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhaw uu ka dhacay qarax Xooggan.

Qaraxa ka dhacay hareeraha waddada dheer ee deegaanka ayaa lagu soo waramaya in illa iyo hadda ay ku dhinteen lab qof halka dad kalena uu dhaawac uu ka soo gaaray.

Kala soco Goobjoog News wixii faahfaahin ah ee warkaan ku soo kordha.