U bood dhigaalka

Deg-Deg:- Qaraxa Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Marka

Sheeko:Amniga

Wararka naga soo gaarayo magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in goordhaw magaalada ka dhacay Qarax xooggan.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay gudaha gaarish lagu farsameeyo gawaarida ooo lagu magacaabo Cawaale.

Illa iyo hadda ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxa, goordhaw ka dhacay magaalada Marka ee Xarunta Gobalka Shabeellaha Hoose.

Wixii faahfaahin ah ee ka soo baxa warkaan kala soco Goobjoog.

Goobjoog News