U bood dhigaalka

Degdeg: Taliyaha October 14 oo Qarax Ku Dhaawacmay

Sheeko:Amniga

Gaashaanle Abdirahim Mohamed Munye Taliyaha Ciidanka 14ka Octobar iyo ilaalo uu watey ayaa Saakay Qaraxa lagula Eegtay wadada Udhaxeeyso Janaale Iyo Marko.

waxa dhawac uu soo Taliyaha iyo Gabar Yar Oo Dugsi katimid ayaa ku dhimatay.

 

Goobjoog News