U bood dhigaalka

Deni iyo Madoobe oo Muqdisho Ka Baxaya

Sheeko:Amniga

Waxaa magaalada Muqdisho goordhow ka dhoofi doona madaxda maamul goboleedyada Puntland iyo Jubballand Saciid Deni iyo Axmed Madoobe.

Labada nin oo bil ka badan ku sugnaa Muqdisho ayaa la sheegayaa iney ka caroodeen muddo kordhinta golaha shacabka u sameeyey Farmaajo iyaga oo sidoo kale ka niyad jabay wada hadallada socday.

Lama oga go’aanka ay ka qaadan doonaan dowladda federaalka ah laakin warar ku dhow wafdiga ayaa sheegaya in ay hadli doonaan marka ay noqdaan.

Goobjoog News