U bood dhigaalka

Deni Oo Ka Tacsiyadeyay Geerida ku Timid Xildhibaan Cali Axmed Dhahar

Sheeko:Amniga
Alle ha u naxariisto Xildhibaan Cali Axmed Dhahar oo kamid ahaa Golaha Wakiillada Puntland ayaa geeriyooday kadib markii uu dhaawc uu ka soo gaaray shil gaari uu galay .
Xildhibaanka ayaa shil ku galay  duleedka degmada Badhan xilli u u socday tacsida hooyadii oo dhimatay.
Xildhibaan Cali Axmed Dhahar ayaa muddo dheer ka mid ahaa baarlamaanka Dowlad gobaleedka Puntland , isagoo maamuladi kala gidisanaa ee Puntland Soo maray xilal ka soo qabtay .
Dhanka kale Madaxweeynaha Dowlad gobaleedka Puntland ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid xildhibaanka iyo Hooyadii.
Hoos Ka Akhriso Tacsida Madaxweeynaha Dowlad Gobaleedka Puntland 
May be an image of text