U bood dhigaalka

Deni Oo Muqdisho Soo Gaaray

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni.

Deni ayaa Muqdisho kaga qeyb galaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka oo caasimadda uga furmayo madaxda dowlad gobaleedyada dalka iyo Ra’iisul wasaaraha.

Wafdiga Deni ayaa sidoo kale inta ay magaalada ku sugan yihiin waxa ay kulama la qaadan doonaan mas’uuliyiinta kala duwan ee dowladda iyo Siyaasiyiin kale.