DF: Casuumaadda Waxaa Aqbalay Dhammaan Maamul Goboleedyada Marka Labo Laga Reebo

Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo qoraal soo saartay, lana hadashay dalalka beesha caalamka ayaa sheegtay iney iskudeyday hirgelinta heshiiskii September 17 iyo in wax walba lagu dhameeyo wada hadal.
Dowladda waxaa ay sheegtay iney ka tanaasushay doorasho qof iyo cod, si loo helo mid wadar ogol, heshiis lagu yahay, oo xor iyo xalaal ah.
Dhanka kale, dowladda federaalka ah qoraalkeeda waxaa ku xusnaa in dowlad goboleedyada marka laga reebo labo ay kasoo jawaabeen caasumaaddii madaxweynaha si loo saxiixo heshiiska guddiga farsamo ay ku gaareen Baydhabo.
Hello i am kavin, its my first time to commenting anyplace, when i read this paragraph i thought i could also make comment due to this sensible article.| Best Gold IRA