U bood dhigaalka

DF oo Magacawday Guddiyada Doorashada Heer Federaal

Sheeko:Amniga

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda kumeel gaarka ah Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacabaay guddiga doorashada heer federaal, heer dowlad gobaleed iyo guddiga xalinta khilaafaadka .

<span;>Xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa goor dhaw baahiyay liiska xubnaha guddiga doorashooyinka heer federaal kuwaa oo ka koban guddiga doorashooyinka iyo guddiga xalinta .

Hoos Ka akhriso guddiga heer federaal ee doorashooyinka.

Dhanka kale ra’iisul wasaaraha ayaa shaaciyay dhamaan xubnaha guddiga doorashooyinka heer dowlad gobaleed .

Rooble ayaa shegay in dhamaan maamul gobaleedyada dalka ay soo dhameystireen xubnaha guddiyada doorashada ku matalaya.

Hoos ka akhriso liiska xubnaha guddiga doorashada heer dowlad gobaleed.

 

Ra’iisul wasaare rooble ayaa sidoo kale soo bandhigay liiska guddiga doorashada xildhibaanada laba aqal ee Somaliland.

Hoos ka akhriso Magacyada xubnaha guddiga doorashada xildhibaanada labada gole ku matalaya Somaliland.

Xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa sidoo kale magacabay xubnaha dowladda federaalka ku dareyso guddiyada doorashada dowlad gobaleedyada dalka.