DFS Oo Hub Iyo Ciidan Geysay Dhuusamareeb

Warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay gaartay diyaarado sidey ciidan badan oo ka tirsan DFS, kuwaasi oo laga qaaday magaalada Muqdisho.

Sidey inoo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay, waxaa sidoo kale gaaray magaalada Dhuusamareeb ciidamada Danab oo iyagana ka tagay magaalada Gaalkacyo, waxaana ay wataan gaadiidka gaashaaman.

Ciidanka maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb oo aan tiro ahaan si sax ah loo hayn, ayaa wararku sheegayaan in ay ka badan yihiin ciidankii dhowaan ay DFS geysay magaaladaasi.

Ciidamadan ay dowladda ku daabuleyso Dhuusamareeb ayaa imaanaya xilli Ahlu-sunna Waljameeca ay aad u dhaliilsan tahay fulinta heshiisyadii DFS ay la gashay.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Related Articles

10 Comments

  1. HADDII AY U MAREYSO, DAWLADDA FARMAAJO WAA AY HARWSANEYSAA GALMUDUG OO WAA WADA QABSANEYSAA.

    WAXA HADDA AY DAWLADDU WADDO WAA TIJAABO.
    HADDII AY DAWLADDU ARAGTO CID ISKA DHICINEYSA, WAA AY KA HAKANEYSAA QABSASHADA IYO HARAWSIGA.

    HADDII AY DAWLADDU ARKI WEYSO CID KA HOR TIMAADA HARAWSIGEEDANA, WAA AY SOO WADEYSA QORSHAHEEDA DULLAANKA IYO QABSASHADA AH.

    ILAA IYO HADDA DAWLADDU MA ARAGTO CID KA HOR TIMAADA HARAWSIGEEDA IYO QABSASHADEEDA IYO DUULLAANKEEDA.

    HAWIYAHA DEGA GALMUDUG, MALAHA WAXAY U XIISEEN RARASHADII AY FAQASHTU RARAN JIRTAY WAQTIGII MAXAMED SIYAAD BARRE IYO DAWLADIHII RAYIDKA AHAA EE KA HORREEYAYBA.

    JENERAL CAYDIID BILAASH BUU U XUREEYAY REER GALMUDUG. REER GALMUDUG WAXAY LA MID YIHIIN DAMEER RARKII LAGA DAAYAY. WAXAA CUNCUNEYSA HALKII LAGA RARI JIRAY.

    WAA TAA LAGU RARANAAYO GALMUDUG.
    WAA TAA LAGU RARANAAYO GAROOWE.

    BAL EEG CALI MAXAMED GEEDDI IYO CABDI QEYBDIID OO INTAY GAROWE TAGEEN MAJEERTEEN KA BARYAAYA IN LA RARTO.

  2. Aniga jiilkaygii waa soo xoreeyeen beelaha Samaale. Taliskii militariga ahaa ee jaairkas ahaa waan ka dul qaadnay Somalia.
    Waxse muuqata in reer USC aan la xoreyn karin. Meeshii laga rari jiray baa cuncuneysa.

    Dee waa yeelkadood. Weligoodba ha la gumeysto.

    Dameer waa dameer. Taaj kasta aad u gelisidna laga ma yaabo inuu gob noqdo.

    Hawiye halkii laga rari jiray baa cuncuneysa. Ciddii gumeysiga ka hor istaagtana waa dilayaan. Saa Jen. Caydiidba iyagaa dilay e.

  3. Good blog! I truly love how it is easy on my eyes and the data are well written.
    I am wondering how I could be notified when a new post has been made.
    I have subscribed to your feed which must do the trick! Have a great
    day!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW