Dhagayso: Wasiirka Amniga Jubbaland oo Ku Amray Ciidamada Amniga Iney Kordhiyaan Shaqadooda Inta lagu Guda Jiro Ramadaanka

Dhageyso wasiirka wasaaradda amniga  maamulka Jubaland oo sheegay in  inciidanka looga baahan yahay in shaqada ay hayaan ay laba jibaaraaninta inta lagu gudajiro bisha barakeysan ee Ramadaan lana dagaalamaan wax waliba oo amni darro ah.

sidoo kale wasiirka ayaa ciidanka kula dardaarmay in ay la dagaalaman dadka mehrada fura bisha Ramadaan ee cuntada lagu sameeyo dhamaan ciidankana looga baahan yahay in ay soomaan aanan la arag askari afuran lana ilaaliyo in bisha  amniga.

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW