U bood dhigaalka

Dhageysi: Barnaamijka “The Next Economy” Ee Ganacsiyada Yar-yar

Sheeko:Amniga

Ganacsiyada yaryar waxey Soomaaliya ka sameeyaan shaqo-abuur farabadan, waxeyna kaalin weyn uga jiraan kobcinta iyo kor-u-qaadista dhaqaalaha dalka, iyada taasi laga ambaqaadayo ayaa manta waxaan Goobjoog FM ku casuunay qaar ka mid ah ganacsarada yaryar ee qeybta ka ah mashruuca “The Next Economy” oo uu hirgelinayo Mac’hadka Hal’abuurka, Tiknoolojiyadda, iyo Ganacsiga (IITE Institute) ee Jaamacadda SIMAD.

Barnaamijkaan gaarka oo aan ku eegeynay ganacsiyada yaryar iyo saameyntooda dhaqaale ee shaqo- abuur waxaa ka qeybgalay dooddda todobaadkan

1. Cabdiraxmaan Saabir – Like and Share Co

2. Maxamed Cali Aadan – Premier Bank

3. Maxamuud Cali Abshir  – shirkadda xayeysiinta ee Deero

4. Nasra Cilmi Cabdi – Xarunta tababarada iyo xirfadaha ee Somali National

Hadaba halkan ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran