U bood dhigaalka

Dhageyso: Amni Darri Kusoo Korortay Wadada Isku Xirta Muqdisho Iyo Afgooye

Sheeko:Amniga

Waxaa si kordhaya cabashada laga qabayo amni darri baahsan oo xilligaan ku jirta wadada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo.

Xildhibaan Khaasim Magoow Cabdalla ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu sheegay in wadadan lagu kufsaday todobaad gudahiis 11 gabdhood.

Waxa uu tilmaamay xildhibaanka in bil gudaheed la kufsaday 19 haween ah, kuwaasi oo uu sheegay iney la kulmeen ka xildhibaanno ahaan.

Xildhibaan Cabdalla ayaa ugu baaqay dowladda federaalka Soomaaliya iney degdeg wax uga qabato raggan ku labisan dareeska ciidanka dowladda ee Haweenka kufsanaya, dadka ku dhibaya wadadan.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News