Dhageyso: Aqalka Sare Oo Madaxda Jubbaland Ku Qanciyey Xal Ka Gaarista Khilaafka DFS

Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, C/xaashi C/laahi C/laahi iyo xubnaha uu hoggaaminayo ee gaaray Kismaayo ayaa ku guuleystay in maamulka Jubbaland lagu qanciyey xal ka gaarista khilaafka DFS.

Mudane Xaashi ayaa sheegay in aan lasoo afjarin khilaafkaasi, balse uu jiro is faham, islamarkaana wadahadallo ay dhaceen.

Madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada ayuu sheegay iney isku imaan doonaan islamarkaana soo afjari doonaan khilaafkooda.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Related Articles

3 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW