U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaami Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm

Sheeko:Dalka

Subax

Waxaan halkaan idiin kaga soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaadna ku maqli doontaan warar iyo Wareysio, sidoo kalena waxaad maqli doontaan, xubintii Ganacsiga iyo Siyaaraha.

Waxaa Barnaamijka idiin daadihin doona Wariyaasheena kala ah Axmed Weli Xuseen iyo Faadumo Abuukar Cabdi.

Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka