U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog 26-4-2020-ka

Sheeko:Amniga

Kulan wcn oo wanagasan dhageystayaal ku soo dhowaada Barnaamij wareedka galabnimo ee Goobjoog qodobada ugu waa weyna waxaa ka mid noqon doona.

Tira Hoobiyayaal ah oo maanta barqadii ku dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir .

Aqoon yahan Soomaaliyeed oo sheegay in dalka aysan ka dhici karin doorasho  iyadoo lagu jiro xaalad adag oo ka dhalatay COVID-19.

Dowladda Turkiga oo soo daabushay Soomaali ku go’doonsaneed muddo dalka Turkiga

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo sheegtay in la helay kiisas cusub oo Coronavirus ah.

Qodabadaas iyo qodobo kale ayaa ku maqdli doontaan barnaamij wareedka galabnimo ee Goobjoog axaana galabta inoo waramayso wariyaheena  Maariyo Hearline

Goobjoog News