Dhageyso Cabdi Barre “Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada Walwal Baa Laga Qabaa”

Siyaasi Cabdi Barre Jabriil oo soo noqday Xildhibaan ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News kaga hadlay waxa laga filan karo shirka Kismaayo ee loo madlan yahay inuu furmo 03-September-2018.

Wuxuu sheegay in shirkani uu la mid yahay kuwii hore, balse dowladda iyo shacabkaba ay aad walwal uga qabaan in ay ka soo baxaan qodobo culus oo ka dhan ah dowladda federaalka Soomaaliya.

Ex Xildhibaan Cabdi Barre ayaa tilmaamay in haddii ay dhacdo in dowlad goboleedyada madaxdoodu soo saaraan qodobo ka dhan ah dowladda in masuuliyaddaasi ay qaadanayaan madaxda ugu sarreeysa Villa Somalia.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO:

Goobjoog News

Related Articles

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW