Dhageyso: Cali Seeko “Askari Kaligiis Ammaan Ma Sugi Karo”

Siyaasiga ayaa qaba aragtida ah in wax badan la qabtay, oo hay'adaha amnigu dadaaleen taasoo uu ku sababeeyay in weerarrada Xamar ka dhaca aynaan sidii hore ahayn.

Siyaasi Cali Maxamuud Faarax(Cali Seeko) ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News ku sheegay in kulankii madaxweyne Maxamed Farmaajo uu taliyeyaasha isugu yeeray ay wax badan laga filan karo.

Wuxuu sheegay in dowladnimada wax la iska warsanayay, gaar ahaan wuxuu farta ku fiiqay in wixii qalad ah oo jira xal loo helo siiba falalka amni darro ee magaalada ka dhaca.

Waxaa adag buu yiri in la kala garto shacabka iyo kuwa dhibta wada sida uu hadalka u dhigay siyaasiga.

Madaxweyne Farmaajo oo uu sheegay in ay tahay qofka la xisaabtanka uu ku dhacayo ay muhiim tahay inuu dedaallo.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO:

Goobjoog News

Related Articles

27 Comments

  1. Hello There. I found your blog using msn. This is a very well written article.
    I’ll make sure to bookmark it and return to
    read more of your useful info. Thanks for
    the post. I will certainly comeback. viagra 100mg

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW