Dhageyso: Dab Ka Kacay Dhisme Ku Yaalla Suuqa Bakaaraha

Dab geystay khasaare hantiyadeed ayaa maanta ka kacay dhisme ku yaalla Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Qof Goob jooge ah ayaa u sheegay Goobjoog in dabkan uu ka kacay Koronto gurigaa ku jirtay, iyadoo ugu dambeyn lagu guuleystay in la damiyo.

Waxaa gubtay dhammaan agabkii yaallay halka dabka uu ka kacay, iyadoo dabdamisyada Shirkadda Hormuud ku guuleysteen in dabka damiyaan inta aanu usoo gudbin qeybaha hoose ee dhismaha.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Related Articles

22 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW