Dhageyso: Dibadbax Maanta Ka Dhacay Degmada Kaxda Ee Muqdisho

Dad ka carreysan dad shalay lagu diley degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay xaafadaha ay ka kooban tahay degmadaasi.
Bashiir Caydiid oo ka mid ah dadka deegaanka ayaa u sheegay Goobjoog in dadkan ay kasoo horjeedeen dil shalay Labo qof oo mid ka ka mid ah horey uga tirsanaa ciidanka NISA midna shacab ahaa u geysteen ciidamo ka tirsan Booliiska oo howlgal waday.
Waxa uu sheegay in ciidanka ay dileen Labadan qof iyaga oo ku sheegay iney joogeen goob isbaaro ah.
Ninka askariga ahaan jirey ee dhintey ayaa hubeysnaa, halka ninka kalena uu kus heegay in lagala degay gaari yar oo uu watey waa sida uu hadalka u dhigaye.
Waxa ay dibadbaxayaasha ka codsadeen dowladda dhexe in maxkamad ay soo taagto askartii dishey Labadan qof iyo saraakiishii ammartay.
Halkaan hoose ka dhageyso:
Goobjoog News
The content was rather catching and intriguing enough to get all probable nuances to
recall. I do enjoy reading the content and the writing manner of this writer, etc..
I recommend you write such sorts of posts every day to give the audience like me all the necessary
details. In my view, it’s far better to be ready for all of the unexpected scenarios in advance, so thanks, it was rather cool.
Assswe gsbxnz Cialis medication cialis no prescription
Dvbzkm skqxbh Order viagra online cialis price walgreens
Fmxqhv cdjrrb online viagra purchase generic cialis for sale