Dhageyso: DR Saciid Ciise Oo Ka Hadlaya Doorashada Soomaaliya 2020-ka

Kulan maanta Muqdisho ay ku qabteen Xisbiga Dadka ayay ku sheegeen in Doorashada Qof iyo Codka ah loo baahan yahay in la qabto, si Axzaabta ay uga qeyb galaan nidaamka dowladnimo ee wadanka.

Waxaa sidoo kale kulanka lagu Ansixiyey Xubno kamid noqoya Xisbiga/.

Gudoomiyaha Xisbiga Dadka Soomaaliyeed Professor Saciid Ciise Maxamuud oo kulankooda kaddib warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay ahmiyadda isu imaatinkani.

Waxaa uu sidoo kale Guddoomiyuhu soo hadal qaaday in ka xisbi ahaan ay doonayaan cadaaladda bulshada iyo in la helo dowlad dadku u siman yihiin wadankana gaarsiisa baraare iyo barwaaqo.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO:

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW