U bood dhigaalka

Dhageyso Fallanqeyn: Maxay Ka Dhigan Tahay Iscasilaadda Shariif Xasan?   

Sheeko:Amniga

Siyaasi Cabdi Xaashi Cabdisalaan oo ka faallooda siyaasadda dalka ayaa Goobjoog News ay wax ka weydiisay iscasilaadda Madaxweynihii Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan

Khilaafka dowladaha Khaliijka ayaa si baaxad leh u saameeyay siyaasadda arrimaha gudaha ee Soomaaliya waxaana Madaxweyne Shariif Xasan uu salfaday dagaal siyaasadeed ka dhaxeeyay muddooyinkii dambe xukuumadda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah.

Xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed oo loo doortay Shariifka 2014-ka ka hor wuxuu ahaa xildhibaan gollaha shacabka ka tirsan, waxaa sidoo kale uu ka sii hor soo noqday wasiirka maaliyadda iyo guddoomiyaha baarlamaanka.

Siyaasi Cabdi Xaashi ayaa qaba in saameyntii uu ku lahaa siyaasadda Shariif Xasan isbedalkeeda la arki karo bilaha ina soo aaddan.

HOOS KA DHAGEYSO:

Goobjoog News