U bood dhigaalka

Dhageyso: Fallanqeyn Socdaalka Haysom Iyo Khilaafka Ka Jira Soomaaliya

Sheeko:Amniga

Danjire Maxamed Maxamuud Nuur (Caalim) oo ka faallooda siyaasadda arrimaha Soomaaliya ayaa ka hadlay khilaafka weli ka dhex aloosan dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah ee federalismka.

Maamulka Farmaajo ayaa wali ku guuleysan xallin Ashtakooyin isbiirsaday oo ay qabaan gollaha iskaashiga dowlad goboleedyada marka laga reebo Hirshabeelle, waa madaxweynayaasha Jubbaland, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Puntland.

Danjiraha ayaa qaba in wax kasta ay ka horreeyaan xal u helidda khilaafka labada dhinac iyo dib u heshiisiinta madaxda Soomaalida, islamarkaana madaxweyne Farmaajo uu meel iska dhigo Eratariya iyo Itoobiya baa heshiiskooda ka qeyb qaadanayaa.

Waxaa sidoo kale wax ka weydiinnay cabashooyinka madaxweynayaasha Xaaf, Gaas, Shariif iyo Madoobe ay u gudbiyeen wakiilka qaramada Madoobe.

HOOS KA DHAGEYSO:

 

Goobjoog News