Dhageyso: Garoowe Oo Lagu Soo Bandhigay Khamri

Garoowe ayaa muddooyinkii dambe laga cabanayay maandooriyeyaal la soo geliyo magaalada iyo tuugo dadka ka furata agabyada fudud sida telfoonka gacanta.

Booliska ayaa magaalada Garoowe caasimadda Puntland howlgal ay ka sameeyeen waxay ku soo qabqabteen maandooriyeyaal kale duwan.

Ciidamada xasilinta dowladda Puntland ee Garoowe ayaa gacanta ku soo dhigay maandooriyaha Khamriga oo aad u badan iyo sidoo kale maandooriyaal kale.

Taliyaha ciidamada Gen. Muxiyadiin Aw Muuse ayaa saxaafadda farriin hanjabaad ah u mariyay kuwa ku howlan arrimahaas isagoo ku hanjabay in dhallinyaro ay ka war hayaan ay soo xiri doonaan dhowaan.

HOOS KA DHAGEYSO:

Goobjoog News

Related Articles

9 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW