Dhageyso: Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Sheegay In Aysan Dhibaato Kala Dhaxeynin Dowladda FS

Guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in wax dhibaato ah ay dhex yaallaan dowladda dhexe iyo Hirshabeelle.

Guddoomiyaha gollaha wakiillada dowlad goboleedka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed ayaa sheegay in xukuumadda dhexe iyo iyaga wax dhibaato ah aysan ka dhex jirin.

Hadalkani ayaa imaanaya iyadoo madaxweyne Waare iyo xubno ka tirsan baarlamaanka Hirshabeelle eedeymo culus ay u dhiteeyeen xukuumadda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO:

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW