Dhageyso: Guddoomiye xigeenka Sh/Hoose Oo Ka Badbaaday Qarax Loogu Xiray Gaarigiisa

Guddoomiye xigeenkii Shabeellaha Hoose oo ka badbaaday qarax la doonayay in lagu khaarajiyo.
Qaraxana lagu xiray gaarida guddoomiye xigeenka maaliyadda ee gobolka Shabeellaha Hoose Cabdifitaax Xaaji Cabdulle ayaa ka dhacay degmada Dharkeenleey gaar ahaan xaafadda Nuur Adduunyo.
Baabuurka oo nuuciisu ahaa SURF, ayuu sheegay guddoomiye xigeenka in toban daqiiqo ka hor uu ku wareejiyay wiil la shaqeynayay.
Wareysi uu siiyay Goobjoog News ayuu mudanaha ku sheegay in laba askari ay ku dhaawacmeen iminkana ay wadaan baaritaanno ay ku ogaanayaan sidii qaraxa baabuurkiisa loogu xiray.
HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO:
Goobjoog News
Ddczwd rrbcup generic cialis cialis no prescription
Tzjdwg yhmptt Viagra mail order cialis savings card
Mnqixb dlthct generic viagra online best online pharmacy