Dhageyso: Iskaashatada Gaadiidleyda Muqdisho Oo Cabasho Ah

Iskaashatada gaadiidleyda dekadda Muqdisho ayaa cabasho ka muujiyey hab maamulka dekaddaasi.

C/laahi Cali Faarax, afhayeenka iskaashatadan ayaa Goobjoog u sheegay in lacago aad u badan laga qaado gaadiidleyda hadane aanu dekadda ka jirin wax nidaam iyo kala dambeyn ah, wuxuuna ka dalbaday dowladda iney soo farogeliso musuqmaasuq uu sheegay in dekadda uu ka jiro.

Waxa uu sheegay in marar badan ay cabashadooda gudbiyeen, balse aanay dowladda waxbo ka qaban.

Dowladda ayuu tilmaamay in loo baahan yahay iney wax ka qabato cabashada ay qabaan, islamarkaana aan indhaha laga laaban.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Related Articles

28 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW