Dhageyso: Jubbaland Oo Ka Hadashay Duqeyn Diyaaradeed Ka Dhacday Gedo

Mas’uuliyiinta xagga ammaanka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxay Faah faahinno dheeraad ah ay ka baxiyeen Duqeymo diyaarado dagaal ay ka geysteen deegaanka Ceelcadde oo ka tirsan Gobolka Gedo, islamarkaana ka mid ah deegaannada ay maamulaan Al-shabaab.
Maxamed Cabdi Kaliil oo ah Wasiiru Dowlaha Amniga Jubbaland ayaa sheegay duqeynta diyaaradaha in ay khasaaro ka soo gaartey xarumo ay ku sugnaayeen dagaalyahannada Al Shabaab.
Illaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay duqeyntaaasi ka dhacdey deegaanka Ceelcadde oo markii Labaad muddo Todobaad ah lala eegtay, balse dadka deegaanka ayaa sheegaya duqeyntan u dambeysay in ay ku bur-bureen dhismayaal ku yaaley Ceelcadde.
Halkaan hoose ka dhageyso:
Goobjoog News
Qtbbqa iqovvb Canadian generic cialis canadian pharmacy cialis 20mg
Gblmnm skiosu Order viagra usa cialis coupons
Kjmyvf vnnqhv buying generic viagra cialis 20mg
Djqbgy ykzvtx Samples of cialis walmart pharmacy
Ojckqc ebsago generic viagra online canada pharmacy