U bood dhigaalka

Dhageyso: Khudbaddii Uu Kheyre Ka Jeediyey Furitaanka Kalfadhiga 5-aad Ee Aqalka Sare

Sheeko:Baarlamaanka

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo wakiil uga ahaa madaxweyne Farmaajo furitaanka Kalfadhiga Shanaad ee golaha aqalka sare ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah.

Kheyre ayaa aad ugu dheeraaday ka hadalka waxyaabaha u qabsoomay dowladda dhexe iyo sidoo kale waxyaabaha hadda la qorsheynayo.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News