Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Rajo Ka Muujiyey Xallinta Khilaafka DFS Iyo Dowlad Goboleedyada

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa rajo ka muujiyey in la xalliyo tabashada ay dowlad goboleedyada qaar ka qabaan dowladda federaalka Soomaaliya.

Farmaajo ayaa sheegay in intii uu ku sugnaa magaalada Garoowe oo shalay uu kasoo laabtay ay kulamo yeesheen madaxda maamul goboleedyada, ayna isla garteen in wax walbo la xalliyo.

Waxa uu sheegay in bisha soo aaddan ee March bartamaheeda ay dib ugu noqon doonaan magaalada Garoowe, halkaasi oo wadahadallo ku yeelan doonaan.

Wadahadalladaasi ayuu sheegay in natiijadooda ay rajeynayaan iney noqoto sidii loo sii amba qaadi lahaa howlihii wadashaqeyned ee hakaday.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW