U bood dhigaalka

Dhageyso: MW Madoobe Oo Eedeymo Culus U Jeediyay Madaxda Dowladda FS

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo khudbad ka jeedinayay shirka gollahooda Iskaashiga ee maanta ka furmay magaalo madaxda Puntland ayaa eedeymo culus u dhiteeyay madaxda ugu sarreeysa dalka.

Wuxuu sheegay in afar qodob oo kale ah arrinta amniga, doorashooyinka, wadaagista kheyraadka iyo tan dib u eegista dastuurka ay asal u yihiin khilaafyada taagan.

Doorashada 2020-ka ayuu soo hadal qaaday wuxuuna shaki galiyay in doorasho cod iyo qof ah dalka ay ka qabsoonto.

Heshiisyadii ay horay u wada galeen Villa Somalia ayuu sheegay in looga baxay, isagoo amniga faraha ka baxay ee Muqdisho ka hadlay.

Khubadda Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo dheereyd ayaa soo koobeynaa:

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta:

Goobjoog FM