U bood dhigaalka

Dhageyso: Rugta Ganacsiga Soomaaliya Oo Tallaabo Dhaqaalaha Kobcin Karta Ku Sheegtay Jidadka La Furay

Sheeko:Dalka

Rugta Ganacsiga Soomaaliya Ayaa Sheegtay in dhaqaalaha Caasimadda ay wax badan ka badalayso tallaabada ay DFS  Jidadka Muqdisho dib ugu Furtay.

Xoghaya Rugta Ganacsiga Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland Shaafi Raabi Kaahin ayaa Goobjoog News u sheegay in isaga iyo Guddoomiye Gabeyre ay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda ay kala hadleen Sidii Jidadka Muqdisho loo Furi lahaa, Taasina ay dhaqan gashay.

Dhanka Kale Xoghaye Shaafi Raabi Kaahin waxa uu tilaamay In shirkii Brussels ay ka rug ahaan Shirkadah Ajaanibka ah kala hadleen sidii ay Soomaaliya u Maalgashan lahaayeen.

 

Halkan Hoose Ka dhagayso

 

 

 

 

Goobjoog News