Dhageyso: Sababaha Uu Isku Casiley Shariif Xasan?

Waxaa jiray cadaadis xooggan oo dhanka DF ka heystay Shariif Xasan iyo kuwa kale oo gudaha gobolkiisa ah.

Madaxweynihii Koonfur Galbeed ahaana guddoomiyaha gollaha iskaashiga dowlad goboleedyada Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa galabta waxaa magaalada Baydhabo uu kaga dhawaaqay inuu iska casilay xilkii madaxweynenimo.

Waxaa sidoo kale wareegtada uu iscasilaaddiisa kaga hadlay sababaha keenay inuu iscasilo iyo sidoo kale dardaaran uu u jeediyay reer Koonfur Galbeed shacab iyo siyaasiba.

Wasiirka warfaafinta Xasan Cabdi ayaa saxaafadda u akhriyay qodobada uu ku sababeeyay Madaxweyne hore Shariif Xasan iscasilaaddiisa.

HOOS KA DHAGEYSO:

Goobjoog

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW