Maanta waxay ku beegan tahay 21-ka October oo ku beegneyd markii dalka Soomaaliya ay 45-sano kahor in qilaab aan dhiig ku daadan ku qabsadeen ciidamada Qalabka sida.
Dadka ayaa soo bandhigay maanta oo kale sida ay u arkaan, waxa ay ku xasuustaan iyo sida damaashaadka loo sameyn jiray xilligii dowladii dhexe ay dalka maamulaysay.
Hoos ka dhageyso Aragtida Shacabka Muqdisho.
Goobjoog News