Dhageyso: Shacabka Muqdisho Oo Ka Hadlay Sida Looga Hortagi Karo Musuqa

Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida ugu haboon ee looga hortagi karo musuqa ka jira dalka.

Waxay dadkani oo la hadlay Goobjoog News ay sheegeen in musuqa kaliya aanu ka jirin xafiisyada dowladda ee sidoo kale uu ka jiro meel walbo oo dalka sida xarumaha waxbarashada, ganacsiga gaarka loo leeyahay iyo wixii lamid ah.

Sidoo kale, dadkan ayaa sheegaya in haddii madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ay xoojiyaan la xisaabtanka hay’adaha dowladda ay yaraan doonto musuqa.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW