Dhageyso: Shirkii Maalgashiga Oo Furmay Iyo Shiinaha Oo Ballan-qaad U Sameeyay Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay furitaanka wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) oo ay martigelinayso magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha.

Dhanka kale, Madaxweynaha Shiinaha Xi ayaa ka hadlay sida dowladdiisu uga  go’an tahay maalgashi ay ku sameeyaan Afrika, islamarkaana shaaciyay in dhaqaale gaaraya 60 Million oo dollar ay ugu yabooheen.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO:

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW