U bood dhigaalka

Dhageyso: Taliska Booliiska Afgooye Oo Ka Warramay Howlgallada Ka Socda Degmadaasi

Sheeko:Dalka

Taliska ciidanka Booliiska degmada Afgooye ayaa faah faahinno dheeraad ah wuxuu ka bixiyey howlgallada ay ciidamada dowladda ka wadaan degmadaasi.

C/qaadir Nuunow oo ah taliyaha degmadaasi ayaa u sheegay Goobjoog in ciidanku ay wax badan ka qabteen falal amni darri.

Waxa uu tilmaamay in ciidamo dheeraad ah ay dejiyeen duleedyada degmada Afgooye, kuwaasi oo baara dadka soo galaya degmadaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News