Dhageyso: Waa Sidee Xaaladda Balanbal Kaddib Dagaalkii

Gollaha shacabka ee aqalka hoose ayaa ugu baaqay dhinacyada dagaallamaya in ay dirirta joojiyaan

Guddoomiyaha degmada Balanbal Xuseen Liibaan ayaa sheegay in xaaladda magaalada ay tahay mid wanaagsan.

Waxaa uu sheegay in tirada dhimashada dagaal beeleedka ay marayso afar qof halka lix kalena ay dhaawacmeen.

Warar soo baxayay ayaa sheegayay in dhimashada ay ka badan tahay toban ruux oo u badan dhinacyadii dagaallamayay.

Malleeshiyaadka ayaa waxaa kala dhex galay odayaal labada beel iyo maamulka degmada.

HOOS KA DHAGEYSO:

 

Goobjoog News

 

Related Articles

17 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW