U bood dhigaalka

Dhageyso: Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho

Sheeko:Amniga

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo ka dhacay maqaayadda Filsan oo ku dhow Hotelka wehliye ee magaalada Muqdisho.

Waxaa la sheegay in gaariga qarax ka buuxa lala eegtay maqaayaddan, waxaana goobta ku sugnaa xilligaasi dad badan oo rayid ah.

Wariyaheenna Cali Aadan Muumin ayaa soo sheegaya in khasaare badan uu ka dhashay qaraxan, islamarkaana waxaa socda gurmadka loo sameynayo dadka ay waxyeelladu soo gaartay.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News