U bood dhigaalka

Dhageyso: Warbixin ku saabsan Iskaabulnimada (Faa’ido mise khasaaro)

Sheeko:Dalka

Munasar

Nolosha Iskaabulnimada ayaa ah mid ay ku nool yihiin dhalinyaro badan , kuwaas oo u arka in taasi aysan wax u dhaama, marka loo eego kuwa reeraha leh.

Soomaalida waxa ay tiraahdaa Geel laba jir soo wada mar, Noloshana waa mida ay soo mareyn dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed, waa mid loogu gudbo Nolosha lamanaha.

Balse waxa jira dhalinyaro ku daaha Nolosha iskaabulnimada, iyagoo u arko qaarkood Nolol raaxo leh marka la bar bardhigo tan lamaanaha.

Noloshan dadka ku nool ayaa u badan arday iyo shaqaale qidmada ay qaataan naftooda aysan ka badnayn.

Habada Munasar Maxamed Cabdioo Goobjoog ka tirsan ayaa warbixintan waxa uu ku eegayaa Nolosha gaarka ah dhalinyarada iskaabulada qaarkood.

Halkaan hoose ka dhageeyso

Goobjoog News